Taariikh (Date): Gacaliso/Gacaliye Waxa aan si dhab ah ugu faraxsan ahay inaad xiisaynaysid tabarucidda. Waxa aan rajeynayaa inaan awoodi karo inaan kaa caawiyo helista wax aad jeceshahay qabashadiisa iyo wax faa'iido kuu leh. Waxa aan kuu sameeyay ballan si aad u aragtid: Taariikhda Saacadda Fadlan tag: ________________ Haddii aanay suurogal kuu ahayn inaad timaadid, ama aanad garanaynin sida meesha loo tago, fadlan iga soo wac lambarka teleefonka ee sare: Mahadsanid, Volunteer letter - appointment SOMALI